Muxaadaradii 1aad ee ka digitaanka Gaalaysiinta Muslimiinta Muta’awiliinta Sh Maxamuud Shibli( Video)
(June 3, 2012)
Sh. Maxamuud Sheekh. Maxamed Shibli oo in dhawaaleba masaa’il khatarta ah uga hadlayey si cilmi ah, ayaa xalay waxa uu bilaabay Muxaadaro uu uga hadlayo waxa ay ahlu Sunaha ka yiraahdeen gaaleysiint
التبيان في آداب حملة القرآن -Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi Xafidahuläah darsigii 1aad(Daawo)
(June 3, 2012)
London:-Waxaan halkaan idinku soo gudbin doonaa Kitaabka uu akhriyey Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi oo ka mid ah culumada dalka Soomaaliyeed kitaabka ayaa waxaa la yiraahdaa التبيان في آ
Sh Maxmed Idirs oo ka tacsiyeeyey geerida Sheekh Xassan Xabeeb iyo Ismail Xaaji Cabdi
(June 3, 2012)
 Mahad oo dhan Ilaahay ayey u sugnaatay Nabadgelyo iyo Naxariisina Nebigeenna korkiisa ha ahaato, Waxaa saaka i soo gaarey geerida laba nin oo dac wada Islaamka iyo Ummadda Soomaaliyeedba wax tar u a
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeey odayaasha Dhaqanka
(June 3, 2012)
Muqdisho:-Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha & Waliba Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsigga iyo Warsadaha Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta garoonka diyaara
Darsigii Dhawaan ka Baxay Halgan web tv Station Sheekh Dr Cali M.Saalax (Daawo ku Celis)
(June 3, 2012)
Oslo:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka a
Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaab wassunnah oo ka tacsiyeynaysa geeridii Sh. Xasan Cali Maxamed Xassan Xabeeb
(June 3, 2012)
Muqdisho:-Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi wassunnah waxay aad uga tiiraanyaysan tahay geeridii Sh. Xasan Cali Maxamed (Sh. Xasan Xabeeb) oo saaka ku geeriyooday xaafadda Shiirgole ee magaalada Muqdi
Ciidanka DFKM ee magaalada Baydhabo oo toogtay xalay nin dil ka geystay Baydhabo.
(June 3, 2012)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in xalay ay ciidamada DFKM ay toogteen nin dil ka geystay gudaha magaalada Baydhabo gaar ahaan xaafada Isha B
Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaab wassunnah oo ka tacsiyeynaysa geeridii Sh Ismaaciil Xaaji Cabdi
(June 3, 2012)
Hargeysa:-Jamaacada Al-ictisaam bil-kitaab wassunnah waxay aad uga tiiraanyaysan tahay geeridii Sh. Ismaaciil Xaaji Cabdi oo saaka ku geeriyooday shil gaari isaga oo maraya magaalada Huddisa, kuna sii