Shirkada Afrika Oil Corp oo bilowday qodista Ceelkii Shabeel2 ee Dooxada Dharoor
(June 5, 2012)
Shirkada Afrika Oil Corp. ayaa waxaa ay sheegtay in ay ku faraxsan tahay bilowga howsha qodista Ceelka Shabeel North ee Puntlland, Somalia Shirkada Horn Petroleum Corp. waxaa ay hadda wadaa ol

(June 5, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka ak Ciidamo ka wada tirsan DFKM oo isku laayey xalay Afgooye
(June 5, 2012)
Afgooye:-Ciidamo ka wada tirsan DFKM ee ku sugan Degmada Afgooye ayaa xalay waxaa dhex maray dagaal culus waxaana ugu yaraan ku dhintay afar askari oo ka wada tirsan ciidanka Booliska iyo kuwa Malater

(June 5, 2012)
Baargaal:-Ciidamo ka tirsan ciidanka Badda ee Puntlland ayaa saaka gaaray degmada Baargaal ee Gobolka Bari imaanshaha ciidanka Badda ee Puntlland ee Degmada Baargaal ayaan horay loo shaacin iyadoo dad

(June 5, 2012)
Madaxweynaha dowllada Puntlland Dr Cabdiraxmaan Faroole iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka soo qayb galay shirki ka dhacay dalka Turkiga ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Addis Abba ee caasimada dalka

(June 5, 2012)
Denmark:-Maxkamad ku taala dalka Denmark ayaa xukun ku ridday 4-qof oo ay la sheegay in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-qacida kuwaas oo lagu eedeeyey inay weerar la damacsanaayeen Xafiiska Wargays ka

(June 5, 2012)
Mac-hadka Al-Faaruuq ee Daraasaadka Islaamiga ah iyo barashada Luuqadda Carabiga, wuxuu ku yaala magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug. Mac-hadka Al-Faaruuq ayaa waxaa dhidibada loo taagay sanadki
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|