Khudbo Jimcihii maanta Sh Maxamuud Shible.(Dhagayso)
(June 8, 2012)
Nairobi:-Waxaa maanta mar kale uu Sh. Maxamuud Sheekh. Maxamed Shibli uga hadlay  mowduuc ku saabsan  galitaanka  Baar lamaanka  ama ka mid noqoshada qof Muslim ah uu ka mid noqdo dowllad gaalo ah
Kulankii 1aad ee North American Council of Somali Youth oo lagu qabanayo Masjidka Ibnu taymiya
(June 8, 2012)
Mahad dhamaanteen waxaa iska allaah SW nabad gelyo iyo naxariis allaah ha yeelo nebigeennii Muxamad ahaa SCW dushiisa. Intaas ka db. Masjidka Ibnu taymiya and Islamic center ee magaalada Columbus,
Wariye Maxamed Nuur Shariif oo caawa lagu dhaawacay magaalada Muqdisho
(June 8, 2012)
Muqdisho:-Kooxo hubaysan ayaa goordhow ku dhaawacay degmada Xamarjajab Wariye Maxamed Nuur Maxamed Shariif oo ka mid ahaa wariyasha  Radio Barkulan gaar ahaan magaalada Muqdisho dhaawaca wariye Ma
Xaflad Xidhitaan Dowro Sharciya oo ka dhacdey Xarunta Umul-Kheyr ee Hargeysa.
(June 8, 2012)
Hargeysa:-Xarunta Dacwada iyo Tarbiyada ee Umul Khery ee Magaalada Hargeysa waxaa lagu qabtey Xaflad lagu soo xidhayey Dowro Shaciya oo halkaa ka soconeysay muddo sanad iyo badha, loona qabtey Dumarka
Wasaaradda Amniga Puntland oo faah faahin ka bixisay hawlgalada La dagaalanka Burcadbadeedda [Warsaxaafadeed]
(June 8, 2012)
Ciidamada booliska badda Puntland “PMPF” oo howlgalo ka wadey dhul xebeedka ku teedsan gobolada Bari Iyo Karkaar 6 May-8 June 2012 ayaa guulo  muhiim ah gaarey, halkaasoo ay ku soo qabqabteen  b
Ra’iisul Wasaaraha DFKM Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dalka dib ugu soo laabtay.
(June 8, 2012)
Muqdisho, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubnihii wefdigiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib shir uu kaga qeyb galay dalka turkiga oo ay ka soo qeyb g