Wasiirka Amniga Puntlland iyo wafdi la socoda oo ku sugan degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan
(June 9, 2012)
Dhahar:-Waxaa maalmihii la soo dhaafay gaaray magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Hay laan Wasiiro iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Puntlland oo uu hogaaminayo wasiirka amniga ee Puntlland Col.Khaliif
Ciidamada France oo maanta Afgaanistaan lagu laayey
(June 9, 2012)
Kabul:-Ilaa 4 askari oo ka tirsanaa ciidanka Militeriga dalka France, ayaa waxaa maanta lagu dilay dalka Agaanistaan.Isbeheysiga NATO ee hoggaaminaya ciidanka huwanta ah ee dalka Afgaanistaan ku sugan
Ciidamada DFKM oo howlgallo ka sameeyay Degmada Afgooye
(June 9, 2012)
Afgooye:-Ciidamada DFKM ayaa saaka howlgalo balaaran ka sameeyey xaafadaha Degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose waxaana ay ku soo qabteen dad aad u badan kuwaas oo ay sheegeen saraakiil ka tirs
Ciidammo Itoobiyaan ah oo wata gaadiid dagaal oo ka soo talaabay Degmada Luuq
(June 9, 2012)
Gedo:-Ciidammo Itoobiyaan ah oo wata gaadiid dagaal oo tiro badan ayaa ka soo talaabay degmada Luuq ee gobolka Gedo waxaana ay ka sii gudbeen Degmada Luuq oo ay gacanta ku hayaan ciidamada DFKM iyo ku
Sheekh Xasaan Xuseen oo lagu xiray magaalada Nairobi
(June 9, 2012)
Nairobi:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan sirdoonka dalka Kenya ee loo yaqaano CID ay xalay goor dambe gurigiisak kala baxeen Sheekh