Muxaadaradii 1aad ilaa 4aad ee Sh.Shibli kaga hadlayo Manhajka Salafka ee Nusuusta gooddiga ku soo aroortay.(Dhagayso)
(June 12, 2012)
Muxaadarada Shiikh Shibli ayaa xalay gashay habeenkeedii 3 aad, waxaana uu xalay diiradda saaray qeyb ka mid ah sidii Culimada Ahlu Sunaha u fasireen  Nusuusta ku soo aroortay Gooddiga ee Qur’aan i
Kooxo hubeysan oo Beledweyne ku dilay Nabaddoon si weyn loo yaqaannay
(June 12, 2012)
Hiiraan:-Kooxo ku hubeysan bastoolado ayaa xalay ku dilay xafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne nabadoon caan ka ah magaalada B/weyne waxaana magaciisa la yiraahdaa Cabdi Ibraahim Idiris (Goobe)
Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed oo maalintii 2aad ku sugan Degmada Afgooye.
(June 12, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed ayaa  ku sugan yahay Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose maalintii labaad waxaana  uu kulamo kula qaatay saraakiisha ciidanka DFKM iyo kuwa A
Puntlland oo eedeyn u soo jeedisay Idaacadda VOA-Laanteeda Afka-Soomaaliga[Warsaxaafadeed]
(June 12, 2012)
Garoowe:-Markii ay taariikhdu ahayd 9 June 2012, Idaacadda afka Soomaaliga ee VOA , codka Maraykanka , waxay 5 daqiiqo oo waraysi ah la yeelatay nin isku magacaabay Oday Dhaqameed , sheegtayna inuu ku
Ciidamada Itoobiya oo isaga baxay Deegaanka Wabxo iyo Baladxaawo
(June 12, 2012)
Guriceel:-Wararka saaka naga soo gaaraya Deegaanka Wabxo ayaa sheegaya in saaka aroortii ay ciidamada Itoobiya iyo kuwa Ahlu suna la baxay ay ka baxeen Deegaanka wabxo ee gobalka Galgaduud waxaana si
Xaflada magacaabista maareeyaha cusub ee shirkadda Golis oo ka dhacday Boosaaso.(Daawomasawirada)
(June 12, 2012)
Xaflad si heer sare loo mamusey ayaa ka dhacday xarunta shirkadda Golis ee magaalada Bosaaso. xafladaas ayaa ahayd xil-wareejinta maareeyaha shirkadda Golis.waxaana maareeye cusub loo magacabey Mudane
Wafdi uu hogaaminayo Safiirka South Afrika u qaabilsan Somalia oo shalay Garoowe tegay
(June 12, 2012)
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa shalay waxaa uu Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Garoowe ku qaabilay  Wafdi ka socda Dalka Koonfur Afrika oo uu hogaaminayo Safiir kood