Nin walba siddo la qabto wuu leeyahay Sheekh Shible Vs Sheekh Xasaan(Dhageyso)
(June 15, 2012)
Nairobi:-Waxaa maanta halkaan idiinku soo gudbinayaa maqaal aan ku eegayo in culimada dalka Soomaaliyeed muxaadaraad ama duruus ay jeediyeen laga soo jar jaro cod si markaas loogu adeegsado in culimad
Reer Cumar Dakhare oo tacsi u diraya Qaraabadii uu ka geeriyooday Maclin Axmed Maclin
(June 15, 2012)
Oodwayne:-Waxaan halkaan tacsi uga diraynaa dhamaan anga oo ah Reer Cumar Dakhare dhamaan eheladi iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Maclin Axmed Maclin Maxamed oo ku geeryooday magaalada oodwayne ee go
Sheekh Tawakal Yuusuf oo lagu xiray magaalada MINNEAPOLIS ee dalka Mareykanka
(June 15, 2012)
MINNEAPOLIS:-War uu goordhow na soo gaarsiiyey  Sheekh C/Qani Qardhaawi ayaa sheegay in maanta duhurkii xabsiga loo taxaabay mid ka mid ah ducaada magaalada Minneapolis waxaana Sheekh Cabdi Qani uu n
Qarax ay 3 qof ku dhaawacmeen oo maanta ka dhacay xerada qoxootiga ee Ifo.
(June 15, 2012)
Nairobi:-Qarax ay ku dhaawacmeen ilaa 3 qof ayaa maanya waxa uu ka dhacay xerada qoxootiga ee  Ifo ee ku taala Dhadhaab.Qaraxan ayaa waxa uu ka dhacay Suuqa xerada Ifo oo kamid ah xerooyinka qaxootig