Madaxweyna DFKM oo laalay qodobbo ka mid ah Axdiga KMG iyo Road-mapka
(June 17, 2012)
Wareegto goordhow ka soo baxday xafiiska madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu laalay illaa saddex qodob oo ka mid ah Axdiga DFKM waxaana nuqul ka mid ah wareegtada ay soo gaadhay Halgan.ne
Qarax waxyeelo geystay oo ka dhacay suuqa Bacaad
(June 17, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qaraxa ay ka buuxaan uu goor-dhow ka dhacay suuqa labaad ee magaalada Muqdisho ee Suuq Baca