Sh Axmed Daahir Xasan Xuseen oo Darisigii 4aad caawa ka jeediyay Nadwadii ka socotay Qardho.
(June 29, 2012)
Qardho:-Nadwo Cilmiyeedkii 9-aad ee ka socotay Masjidka Cumar Bin Khataab ee Magaalada Qardho ciwaanka sanadkan lagaga hadlayana uu ahaa Aayada Quraanka ah ee ( و من أحسن قولا ممن دعا
Khudbadii Jimcaha Ee maanta Sheekh Maxamed Cabdi Umal.(Dhageyso)
(June 29, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta khudbadii Jimacaha wuxuu si qiimo leh uga hadlay in qofka muslinka ah laga rabo camal iyo caqiido wanaagsan waxaana uu sheegay in Islaamka uusan ahayn sh
Kooxo hubeysan oo afduub iyo dil ka geysatay Xerada Dhadhaab ee dalka Kenya
(June 29, 2012)
Dhadhaab:-Kooxo hubaysan ayaa maanta shaqaale caddaan ah u afduub ugu  geystay xerada Ifo ee ku taalada deegaanka Dhadhaab ee gobolka waqooyi bari Kenya.Kooxaha hubeysan, ayaa ugu horeyn dilay darwal