Dardaaran kooban Sheekh C/raxmaan Cadaani Masjidka Towfiiq magaalada Oslo.[ku celis]

June 26, 2012 - Written by

Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh C/Rahman Cadaani uu galabta jeediyey Dárdaaran kooban ,  Sheikh C/Rahman Cadaani ayaa muxaadarada ka jeediyey  Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo ee caasimada dalka Norway.

Akhristayaasha ayaan u balan qaadaynaa in darsi kasta ee ka baxa Halgan Web Tv Staion  si Live ahna mar labaad isagoo Video ah ay daawan doontaan inagoo adeegsan doona farsamo  cusub oo Streamka  uu wax walba oo si Live ah u baxa uu Record garayn doono insha Allaahu.

Hoos ka Dhagayso darsigii galbat ka baxay Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo

1 Comment so far

Leave a comment

  1. ASC WR WBR MAASHAA ALLAAAH DAR DAARAN AAD U WANAAGSAN WALAALKEEN SH CADAANI ALLAHA KA ABAAL MARIYO MIISAANKIISA XASANAADKA ALLAHA UGU DARO WALAALAHA HALGAN,NET BUURIKA FIIKUM

Leave a comment

*