Firqada Al-Calawiyah Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax Xafidahilaah (Daawo)

June 16, 2012 - Written by

Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka akhriyey Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo ee caasimada dalka Nor way, duruusta uu Shiikh Dr.Cali Saalax uu ka akhriyo Masjidka Towfiiq ayaad si toos ah ugala socon kartaan Webka Halgan.net
Sheekh Dr Cali ayaa waxaa shalay uu ka taariikheeyey  firqada  Calawiyiinta ee dalka Suuriya heysta kuwaas oo qumaad ku haya Muslimiinta

Hoos Ka Daawo Darsigii Kitaabka Mowsuuca Firaq waladyaan Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online