Ilaasho diintaada W/Q C/qaadir Dalmar

June 11, 2012 - Written by

Adduunyadu waa imtixaan, adiga oo ribix iyo faa’iido raadinaya ra’samaalka baa kaa guban kara, oo islaannimadaadii baad ku waa yin. Mar hadii la yimid wadamada reer galbeedka oo saldhigna u ah kaniisad wax badsana loo yimid (aduunyo) talada laguma darsan in ubad badan lagaaleysiinayo. Waxay kaniisadu ku kharash gareysa lacag badan Afrikanka muslimka ah sidey u gaaloobi lahaa yeen,dadaalkaas badan oo ay bixinayaan waxay ku guuleysteen in wadamo badan ay ka helaan tirro badan,hasa yeeshee wadanka soomaaliya uma suuro galin iney helaan tiradaas,fadligaas ilaahey kadib waxaa jiray culimo iyo dowlad u ilaalin jirtay xuduuda,waxaase alle qadaray in shacabkii soomaliyeed gaaro si habqan ah daafaha dacalada dunida taas oo fursad u siisay gaaladii in ay ugaar sadaan shacabka maatada ah ee soomaaliyeed sida dumarka,ciyaalka iwm.

Waxaa lagu daabacay luuqada soomaaliga Bible ka,waxay xoog badan iyo dhaqaalaba ku bixiyeen sidii dadka soomaliyeed looga heli lahaa qaar gaalooba.hadaba si ay u soojiitan dadka waxay Biblka u ekey siiyeen(ama u galiyeen) jaldiga Quranka oo kale.

Halkaan ka Akhriso maqaalka Ilaasho Diintaada

W/Q C/qaadir Dalmar
Halgan.net

Leave a comment

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online