Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaab wassunnah oo ka tacsiyeynaysa geeridii Sh Ismaaciil Xaaji Cabdi

June 3, 2012 - Written by

Hargeysa:-Jamaacada Al-ictisaam bil-kitaab wassunnah waxay aad uga tiiraanyaysan tahay geeridii Sh. Ismaaciil Xaaji Cabdi oo saaka ku geeriyooday shil gaari isaga oo maraya magaalada Huddisa, kuna sii jeeday Hargeysa, waxayna jamaacadu tacsi u diraysaa qoyskiisii, eheladiisii, asxaabtiisii, rugta ganacsiga S/land oo uu guddoomiye u ahaa iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka wada geeriyoodayba. Jamaacadu waxay Ilaahay ka baryaysaa inuu Ismaaciil u dambi dhaafo, cadaabtana ka xoreeyo, uuna isugu daro jannadiisa iyo raallinimadiisa.

Waxay kale oo Jamaacada Al-ictisaam Ilaahay uga baryaysaa intii uu ka tagay inuu xifdiyo gadaashiisa, uuna siiyo sabar iyo badal khayr qaba
إنا لله وإنا إليه راجعون

إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى

Sh. Axmed C/samad. Gudd. Golaha Fulinta Jamaacada Al-ictisaam bil-kitaab wassunnah

Leave a comment

*

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online