Liibaanta Aduunyo iyo Aakhiro Sheikh C/Rahman Cadaani (Video)
June 24, 2012 - Written by
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheikh C/Rahman Cadaani uu galabta jeediyey waxaana uu Sheekha ka hadlay Liibaanta Aduunyo iyo Aakhiro, Sheikh C/Rahman Cadaani ayaa muxaadarada ka jeediyey Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo ee caasimada dalka Norway.
Akhristayaasha ayaan u balan qaadaynaa in darsi kasta ee ka baxa Halgan Web Tv Staion si Live ahna mar labaad isagoo Video ah ay daawan doontaan inagoo adeegsan doona farsamo cusub oo Streamka uu wax walba oo si Live ah u baxa uu Record garayn doono insha Allaahu.
Hoos ka Daawo Darsigii Liibaanta Aduunyo iyo Aakhiro Sheikh C/Rahman Cadaani galabta ka baxay web tv Station ee Halgan
Halgan.net
Oslo

.gif)

