Maxamed Mursii oo ku guuleystay madaxweyno nimada dalka Masar

June 24, 2012 - Written by

Qaahira:-Waxaa kuu guulyestay madaxweyno nimada dalka Masar Maxamed Mursii oo ka tirsanaa xaraka Islaamiya ee Ikhwaan Muslimiin warka ayaa waxaa goordhow sheegay lajnada madaxada ka ah Doorashadii ka socotay dalka Masar waxaan ka socda dalka Masar gaar ahaan miidaanu Taxriir damaashaad aad u weyn.

Waxaa kale oo Damaashaad weyn ka socdaa wadamo badan oo ay xoog ku leeyihiin Xisbiga Ikhwaan Muslimiin waxaana faraxada si weyn looga dareemayaa Dalka falastiin gaar ahaan magaalada Gaza oo ay gacanta ku heyso Ururka Al-Xamaas waxaa kale oo banaanbaxyo ka socdaan dalalka Urdun iyo Yemen

Maxamed Mursii ayaa helay cod gaaraya 51,73 halka uu Ahmed Shafiiq uu helay 48.27 Ururka Ikhwaan Muslimiin ayaa ahaa Urur mamnuc ka ahaa dhibaato badana la kulmay wuxuuna ku soo jiray  loolanka siyaasadeed mudo ka badan 50 sano.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online