Ogeysiis:-Mutamarkii 20aad ee Iskandanefiyanka oo bilaaban doona 5Bisha july

June 13, 2012 - Written by

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan walaalaha khayrka jecel in uu si rasmi ah u bilaaban doono Mutamarkii 20aad ee Iskandanefiyanka  5 july wuxuuna socon doonaa hadii alle idmo ilaa 8 bisha July;Mutamarka ayaa sanadkan waxaa lagu qaban doonaa magaalada Stockholm ee xarunta dalka Sweden
Cinwaanka Sanadkan Ee Mutamrka waa Wiilkeygiyoow Doonta Soo Raac.Waxaa mutamarka sanadkan ka soo qeyb gali doona hadii alle idimo culumada kala ah
1-Sheekh Yuusuf Aden
2-Sheekh Maxamed Cabdi Umal
3-Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax
4-Sheekh Yuusuf Ahmed
5-Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi
6-Sheekh Maxamed idirs Ahmed
7-Sheekh Mustafe Xaji Ismail
8-Sheekh Cabdiraxmaan Abyad
9-Sheekh Saciid Raage

Goobta Mutamarka lagu qabanayo
UNGDOMSHUSET I RINKEBY
STOCKHOLM!
OCH BRA FÄRJA

N:B Halgan.net ayaa si Live ah u tabin doonta Mutamarka hadii alle idmo oo ay daruufta ogalaato
Halgan.net
A/Cawale

Leave a comment

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online