Sheekh Tawakal Yuusuf oo lagu xiray magaalada MINNEAPOLIS ee dalka Mareykanka

June 15, 2012 - Written by

MINNEAPOLIS:-War uu goordhow na soo gaarsiiyey  Sheekh C/Qani Qardhaawi ayaa sheegay in maanta duhurkii xabsiga loo taxaabay mid ka mid ah ducaada magaalada Minneapolis waxaana Sheekh Cabdi Qani uu noo xaqiijiyey in la xiray Sheekh Tawakal Yuusuf oo in mudo ah ku noolaa dalka Mareykanka;ilaa haatan lama garanayo sabata lo xiray Sheekha.

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idiinka soo sheegi doonaa hadii alle idimo waxaan alle uga baryeynaa Sheekh Tawakal Yuusuf in alle ka sii daayo xabsiga kuna arsuqo sabar iyo dulqaad.


A/Cawale

Halgan.net

Leave a comment

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online