Xeer ilaaliyahii maxkamadda gobolka Sool oo xalay lagu dilay Laascaanood

June 24, 2012 - Written by

Laascaanood:-Waxaa lagu dilay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool xeer ilaaliyahii maxkamadda gobolka Sool ee maamulka Somaliland Axmed Aw Maxamuud Xaaji Cali waxaana dilay koox hubeysan oo afka u duuban yahay sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah oo ku sugan magaalada Laascaanood.

Axmed Aw Maxamuud Xaaji Cali oo ahaa xeer ilaaliyaha maxkamadda gobolka Sool, ayaa sidoo kale ahaa ku simaha Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Sool;goobta lagu dilay xeerilaaliyaha ayaa waxaa soo gaaray ciidanka amniga ee magaalada Laascaanood waxayna sameeyeen hawlgallo waxay ku soo qabteen qof ay sheegeen in dilka looga shakisan yahay .

Saraakiil ka tirsan ciidanka S/land ayaa ka hadlay dilka xeer ilaaliyahii maxkamadda gobolka Sool ee maamulka Somaliland Axmed Aw Maxamuud Xaaji Cali waxayna ku eedeeyeen in dilka ay ka danbeeyaan kooxo ay ku sheegeen Argagixiso walow aysan afka ku balaarin.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online