Puntlland oo sheegtay in howlgalada ka socda Gaalkacyo ay ku qabteen ilaa 53 qof
(July 31, 2012)
Gaalkacyo:-Warsaxaafeed ka soo baxay wasaarada amniga dowllada Puntlland  oo saxaafada loo qaybiyey maanta ayaa waxaa lagu sheegay in ciidanka amaanka ee Puntlland ay xabsiga u taxaabeen ilaa 53 qof
Waxgaradka reer Gaalkacyo, oo geeri sugayaal noqday.
(July 31, 2012)
Nairobi:-Waxaa magaalada Gaalkaco caadi ka noqday dilal joogto ah, kuwaas oo lala beegsanayo; cuqaasha, isimada, culimada, siyaasiyiinta, ganacsatada, saraakiisa sar-sare iyo cid alle ciddii lagu tuhm
Mutamarkii Islaamiga ee 12aad oo 31 August ka bilaaban doona Minneapolis convention center
(July 31, 2012)
Mahad oo dhan waxaa iska leh ALLAAH, naxariis iyo nabad gelyana nabigeenii suubana dushiisa ha ahaato ehelkiisa, asxaabtisa iyo dhammaan intii wadadiisa raacdayba.Waxaan bulshada muslimka ah ee ku dha
Hay’adda culimada soomaaliyeed oo codsi u jeedisay Ergada ansixinta dastuurka
(July 31, 2012)
Muqdisho:-Hay’adda culimada soomaaliyeed ayadoo gudanaysa xilka ka saaran ilaalinta diinta dalka iyo dadka ,una naseexaynaysa ummadda soomaaliyeed guud ahaan, si gaar ahna ergada ansixinta dastuurka
Nabadoon Col.C/llaahi Maxamed Xassan Faray oo caawa lagu dilay Gaalkacyo
(July 30, 2012)
Gaalkacyo:-Waxaa caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug  Nabadoon  Col.C/llaahi Maxamed Xassan Faray iyo walaalkiis halka qof la socday oo kalena uu dhaawac culus soo gaaray, Nab
Shirkadda Golis oo deeq Timir ah bixisey.[Daawo masawirada]
(July 30, 2012)
Qardho:-Shirkadda Golis oo Deeq Timir ah bixisey Shirkadda Golis Telecom Somalia ayaa qeybisay deeq timir ah oo gaareysa 304gk.,deeqdaas ayaa la siiyey dariiiqada “Adin soone” ee saldhigeedu yahay
Sheekh Axmed Nuur aan jawaab ka bixino Fariintii Sh. C/raxmaan iyo Xasan Dhooye oo aan Gurmano
(July 30, 2012)
Imaamka Masaajidka Abubakar ee Seattle Washington Sh. Axmed Nur oo fariin u diray dad ka Soomaaliyeed meelay joogaanba, Sheikha ayaa ka hadlay in loo gurmado dadka ku dhibaataysan wadankoodii, ugu yar
RW/ku xigeenka dalka Irland oo Booqasho Ku yimid magaalada Muqdisho
(July 29, 2012)
Muqdisho:-Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiiskii ku qaabilay wafti uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibada iyo Ganacsiga ee D
Dowro loo furey Dumarka Dacwada ee magaalada Hargeysa.
(July 28, 2012)
Hargeysa:-Markazka Saxaba ee Magaalada Hargeysa-Xarunta Somaliland, ayaa maanta oo Taariikhdu ku began tahey 28/07/12 waxaa ka furmey Dowro loo qabanayo Dumarka Ducaada ee Hargeysa, waxeyna soconeysaa
Shirka golaha ansixinta dastuurka Cusub oo dib uga Furmay magaalada Muqdisho
(July 28, 2012)
Muqdisho:-Shirka golaha ansixinta dastuurka cusub ee DFKM ayaa wuxaa uu ka socdaa magaalada Muqdisho ee xarunta  dugsiga tababarka  School Pulisia ee maagalada Muqdisho kaas oo dib u dhacay  uu

Next Page »