Sheekh Maxamuud Abu Sheyba oo caawa muxaadaro ka jeediyey Nadwadii ka soctay Qardho
(July 1, 2012)
Qardho:-Nadwo Cilmiyeedkii 9-aad ee ka socotay Masjidka Cumar Bin Khataab ee Magaalada Qardho ciwaanka sanadkan lagaga hadlayana uu ahaa Aayada Quraanka ah ee ( و من أحسن قولا ممن دعا
Sh.Dr.C/raxmaan Sheekh Claahi Cumar oo Su,aal ku wajahay Sh Xasaan Xusen
(July 1, 2012)
Madina :-Sheekh Dr.C/raxmaan Sheekh Claahi Cumar oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee wax ka dhiga Jaamacada Dheyba oo ku taal Madiina Al-munawara ayaa na soo gaarsiiyey  su,aal ku socda Sheekh Xasa
Muxaadaradkii laga jeediyey Nadwada ka socta magaalada Qardho (Dhageyso)
(July 1, 2012)
Qardho:-Waxaa si habsami leh uga socda Masjidka Cumar binu khadaab ee magaalada Qardho Nadwo cilmiyeed kii 9aad oo Ciwaankeedu yahay ومن احسن قولاممن دعاالى اللهوعمل صال
Weerar khasaaro badan qeystay oo ka dhacay magaalada Gaarisa ee dalka Kenya
(July 1, 2012)
Gaarisa:-Wararka ka imaanaya magaalada Garisa ee ee gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in lagu weerar garneylo kaniisad ku taal magaalada Garisa waxaana ku dhintay 17-qof oo laba ka mid
Xeer-Ilaaliyihii Maxkamadda Gobolka Mudug oo xalay lagu dilay Gaalkacyo
(July 1, 2012)
Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacyo, ayaa waxaa  xalay lagu dilay Xeer-Ilaaliyihii Maxkamadda Gobolka Mudug Dabley hubeysan, ayaa fiidnimadii xalay waxa ay xaafadda Israac ku toogteen, Xeer Ilaaliyihii Ma