Culimo’udiin Soomaaliyeed oo gaaray magaalada Nairobi bilaabayna Muxaadaraad iyo wacyi gelin diini ah
(July 14, 2012)
Nairobi:-Waxaa maalmihii la soo dhaafay gaaray magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya culimo'udiin Soomaaliyeed oo ka kala yimid gudaha dalka Soomaaliya , dalka Sacuudiga ,wadanka Ingriiska iyagoo
Sirdoonka dowlada Faransiiska oo sheegay in uu wili nool yahay Denis Allex
(July 14, 2012)
Muqdisho:-Sirdoonka Dowlada  Faransiiska ayaa sheegtay inuu weli nool yahay, Denis Allex oo ah sarkaal ka tirsan dowlada Faransiiska  kaas oo tababar siin jiray ciidamada DFKM waxaana lagu afduubay
Xaflad Casho Sharaf ah oo loogu sameeyay magaalada Leicester Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Puntland
(July 14, 2012)
Leicester:-Maalinimaddii Arbacada oo ay taariikhdu aheyd 11/07/2012 waxaa ka dhacday magaalada Leicester xaflad casho sharaf ah oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadda reer Puntland ee magaalada Leiceste