Sh Xassaan Xuseen oo laga joojiyey Muxaadaro caawa uu ka jeedin lahaa Masjidka Bilaal
(July 16, 2012)
Nairobi:-Waxaa xog rasmi ah oo aan ka helnay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya uuna na soo gaarsiiyey ilo wareed lagu kalsoon yahay uu noo sheegay in muxaadaro u iclaansanayd Sheekh Xassaan X
Muxaadaro Sheekh Dr C/raxmaan Sh C/laahi Cumar Live Radio Halgan (Dhamaad)
(July 16, 2012)
Nairobi:-Waxaa caawa si Live uga baxay Radio Halgan muxaadaro lagu qabanayo Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi muxaadarada waxaa jeedin doona Sheekh Dr C/raxmaan Sh C/laahi Cumar waxaana uu muxaa
Raisulwasaaraha dalka itoobiya Meles Zenawi oo xaaladiisa Caafimaad laga deyrinayo
(July 16, 2012)
Adisababa:-Sida lagu daabacay wakaalada wararka ee AFp ayaa sheegaya  in xaalada caafimaad ee Raisulwasaaraha dalka Itoobiya Meles Zenawi  laga deyrinayo ka dib markii uu ka baaqsaday shirkii Madax
Raisulwasaaraha DFKM oo tacsi u diray Eheladii Dr.Maxamuud Cabdi Ibraahim Garweyne
(July 16, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XukuumadaDhinaca kale, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadu ayaa sheegay iney aad saaxiibo u ahaayeen Marxuun Maxamuud Cabdi Ibraahim Garweyne oo uu sheegay iney Xukuumadii ho
Wasiirkii Ganacsiga ee xukuumadii Farmaajo Maxamuud Cabdi Garweyne oo la dilay
(July 16, 2012)
Muqdisho:-Warar goor dhaweyd naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la dilay Wasiirkii Ganacsiga ee xukuumadii hore ee Raisulwasaare Farmaajo Maxamuud Cabdi Garweyne  waxaana wasiirka uu
Xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Boorma oo gaaray meeshii ugu sareysay
(July 16, 2012)
Burma:-Muslimiinta ku nool dalka Burma ayaa waxaa lagu hayaa xasuuq iyo isir naceyb aad u baahsan waxaana wararka ugu danbeeyey ee laga helayo hay,adaha gaalada ee sheegta in ay ilaaliyaan xaquuqada b