Dufcadii 4aad oo ka qalin jabisay Machadka Al-furqaan oo ka dhacday magaalada Laascaanood.(Daawo Video-ga)
(July 20, 2012)
Ardadda ka qalinjabisay Machadka Al-furqaan ee magaalada Laascaanood ayaa Tiradoodu gaaraysay ilaa  158 arday oo dhiganayay  mudo saddex sano ah Machadka ayaa waxaa halkaas lagu gudoon siiyay shaha