Shirkii Ergada ansixinta Dastuurka oo goordhow ka furmay magaalada Muqdisho
(July 25, 2012)
Muqdisho:-Waxaa goordhow si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho Shirkii Ergada ansixinta Dastuurka sida uu u xaqiijiyey warbaahin ta ka howl gasha magaalada Muqdisho Wasiirka wasaarada Dastuurka  
Socdaalkii Sh Cabdiraxmaan Sh Cumar iyo Xassan dhooye: Dhibaato culus ayaan Muqdisho ku soo aragnay[ Daawo Video-gan]
(July 25, 2012)
Muqdisho:-Asbuucyadii la soo dhaafay ayaan gaarnay Aniga iyo Sh. C/raxmaan Sh Cumar Soomaaliya gaar ahaan, Muqdisho, waxaan u tegnay si is xilqaamid ah inaan daraasad ku soo samayno xaalada bani'aadam