Dunida Islaamka oo inta badan laga soomayo maalinta Birito oo Jimca ah

July 19, 2012 - Written by

Muqdisho:-Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey in lagu arkay bishii Ramadaan, dalal dhow ah oo ka tirsan dunida Islaamka waxaana ka mid ah wadamada laga arkay bisha Ramadaan sacuudiga,Qadar ,imaaraadka carabta,iyo dalka Soomaaliya .

Maamulka iyo Shaqaalaha Halgan.net  ayaa  ugu u diraya umada Soomaaliyeed ee Muslinka ah tahniyad ka aadan  bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan waxaana alle ka baryeynaa in uu naga dhigo kuwa ka faa,ideysta

Halgan.net

2 comments on “Dunida Islaamka oo inta badan laga soomayo maalinta Birito oo Jimca ah

  1. faysal xaji cali on said:

    ramadaan kariim kuli caam wa antum biqeyr dhamaan umada islaamka wa bil barakeysan waa bil qeyr waa bil cibaado oo la iska ilaliyo xumaan wanagane la badsado quraan aqriska labadiyo xanta la iska yareey qeyrka lagu dadaalo masakiinta la afuriyo ilahey hanaga dhigo kuwii ka faideysto amiin amiin amiin

  2. Muxyii sunah on said:

    Asc dhammaan musliin meel walba ay joogaan hambalyo ayaan leeyahay kuwa kafaa idaysto allaha naga dhigo ramadaankan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,074 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>