Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo tahniyad iyo baaq u dirtay Umada Soomaaliyeed

July 21, 2012 - Written by

Muqdisho:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa  tahniyad u direysaUmada Soomaaliyeed ka dib markii ay noo bilaabatay Bisha barakeysan ee ramaadan waxaana ay Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ugu baaqday Umada Soomaaliyeed in ay ka faa,ideystaan bishan khayrka badan.

Hay’adda Culumada Soomaaliyeed  ayaa waxaa kale oo ay ugu baaqday dad muxsiniinta ah in ay soo taakuleeyaan gobalada qaar ay abaaraha ka jiraan iyo masaakiinta aan heysan waxay ku afuraan

Hoos ka Akhri Bayaanka Hay’adda Culumada Soomaaliyeed

1 Comment so far

Leave a comment

  1. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    رمضان كري
    Ilaahey Ramadaantaan ramadaantiisa ha inagu gaarsiiyo nabad, caafimaad iyo Barwaaqo.

    Ilaahayoow Soomaaliya dhibaatada ay ku jirta ka bixi oo wixii dhabaato aan soo marney inooga bedel khayer….Amiin

Leave a comment

*