Maxaa xal ah: Seattle Somali Activists Debate their Future.[Video]

July 22, 2012 - Written by

Xabsiyada waxaa ka buuxo Soomaali dhalinyaro u badan waxbarasahada waxaa ka saaqido 10/8 Waalidka iyo Macalimiin ta iskuulada xiriir wanaagsan ma lahan,Aabayaasha oo eeda ugu badan la saaro hooyooyinka oo ka dadaal badan marka la dhaho xariirka macali  miinta ilmahooda,sidoo kale waxaa jira dad waxbarashadooda heer wanaagsan ka gaaray,sidee ayay tusaale wanaagsan ugu noqon karaan jiilka soo koraya,Maxaa uu yahay doowrkooda,hadaba MAXAA XAL AH? Dooddan dhex mar tay dhalinyaro muddo degganaa qurbaha xog-ogaalna u ah dhibaatooyinkaasi ayaa ka doodayo daawasho wanagsan.


alyaqiin.com

2 Comments so far

Leave a comment

  1. Waxaa hubaal ah in dayacbadani heesto soomaali rug kasta oo ay deggantahay kolka maxaa Xal ah? In la isweydiiyo waa wax wanaagsan aloow Xal ayaanu ku warsanay

  2. Waxaan aad ugu faraxsanahay in walaalahaan ay yihiin kuwa ka dhaxmuuqdo buslahada magaaladeena seattle,allaha noo xafido noona daayo,dadaalka halkaan kasii riixa

Leave a comment

*