Ogeysiis:-Markaz bilaal Århus oo uu Marti u yahay Sheekh Ahmed Sadiq

July 9, 2012 - Written by

Århus :-Markaz bilaal Århus waxaa marti ku ah Sh. ahmed sadiq oo ah sheekhyada iyo imaamada masjid asalaama ee caasimada ottawa ee wadanka canada .Markazkuna  wuxuu maalmahaas u diyaariyey muxaadarooyin kale duwan oo afsomali iyo luuqada English ku baxidoonta

Maalmaha Waa  jimcaha , sabtida iyo axada 13+14+15/7-2012
wuxuuna muxaadarooyin kale duwan ka jeedin doonaa masaajidada hoos ku xusan

Markaz  bilaal  2-muxaadaro iyo khudbad jumca Rag iyo dumarba
masjidka centerka hal muxaadaro
masjidka cusub towfiiq, hal muxaadaro
foreninghus ama holalka magaalada mid ka mid ah muxaadaro oo labo qeyb ah qeyb afsomali & qeyb english oo dumar kaliya.
iyo masjidka waqafka muxaadaro English oo rag iyo dumarba siiba dhalinyarada ku socota inshaallah.

Salaata jumcahana 13/7-2012 wuxuu ka aqrinayaa markaz  bilaal  carabi & english bay ku baxeysaa, Rag & dumarba way ka soo qeyb gali karaan

Qaas ahaan dhalinyarada maadaama sh ahmed sadiq qeyb ka mid ah muxaadarooyin english ku bixayaan

Balaanka & wixii faahfaahin dheeraad ahna ka aqriso www.markazbilaal.dk

iskuna dey in aad gaarsiiso dad walaaladaa kale kheyrka ……

jaazakaallahu khair
Markazbilaal Århus

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online