Bishaaro Kutub uu Qoray Sheekh Maxamuud Shible oo la daabacay soona baxay(Akhriso)
(July 27, 2012)
Qaahira:-Waxaa loogu bishaareeynayaa bahweyna islaamka gaar ahaan soomaalida inay soo baxeen shan Kitaab oo uu qoray Saaxibul fadiilah Sheekh Maxamuud Maxamed C/Samad Shibile oo ka mid ah culumada So
Qarax Goordhow Ka Dhacay meel aan ka fogeyn Iskuul Buluusiyo
(July 27, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in  qarax uu ka dhacay meel aan sidaas uga fogeyn goobta uu ka socdo shirka Odayaasha dhaqanka ee lagu wado in ay ansaxiyaan Dast
Sheekh Umal oo cadeeyey Sheekh Xassaan qaybtii uu kulahaa dilkii Dr. Axmed Xaaji
(July 27, 2012)
Sida aan la wada socono waxaa horaantii bishaan  Sheekh Max,ed Cabdi Umal oo ka mida culumada soomaaliyeed kuwa ugu caansan looguna jecel yahay waxaa uu kasoo jeediyey masaajidka wayn ee 6th street e
Sh Daahir aw Cabdi oo wacdi qiimo leh ka jeediyey caawa masjidka Cumar Ibnu Khadhaab(Dhagayso)
(July 26, 2012)
Qardho:-Sheekh Daahir Aw Cabdi oo ka mid ah Culumada ugu waaweyn dalka Soomaaliya halgan dheer na u soo galay fidinta dacwada ayaa caawa wacdi qiimo iyo qiiro leh ka jeediyey Masjidka Cumar Ibnu Khadh
Ciidamo British ah oo lagu arkay gobolka Sh/hoose ee koonfurta dalka Soomaaliya.
(July 26, 2012)
Afgooye:-Ciidamo British ah ayaa waxaa lagu arkay gobolka Sh/hoose ee koonfurta dalka Soomaaliya Wargeyska ka soo baxa dalka Britain ee The Times, ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo ka tirsan Britain, l
Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cali Cabdulaahi Warsame oo shirjaraa,id ku qabtay Garoowe
(July 26, 2012)
Garoowe:-Wasiirka Caafimaadka Dowalad Puntland Dr Cali Cabdulaahi Warsame ayaa maanta waxaa uu saxaafada u sheegay in ay dowlada Puntland ay shaqadii ka joojisay dalkana ay ka ceyriyaan sadex qof oo
Dowradii xagaaga oo lagu qabtay magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar
(July 26, 2012)
QardhoDowradii lixaad iyo shanaad ee la qaban jiray xiliga xagaga ayaa manta loo soo gaba gabeeyay arday kor u dhaafeysa 2240 arday  oo isku jiray wiilal iyo qabdho waxaana soo qaban qaabisay Mu’as
Shirkii Ergada ansixinta Dastuurka oo goordhow ka furmay magaalada Muqdisho
(July 25, 2012)
Muqdisho:-Waxaa goordhow si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho Shirkii Ergada ansixinta Dastuurka sida uu u xaqiijiyey warbaahin ta ka howl gasha magaalada Muqdisho Wasiirka wasaarada Dastuurka  
Socdaalkii Sh Cabdiraxmaan Sh Cumar iyo Xassan dhooye: Dhibaato culus ayaan Muqdisho ku soo aragnay[ Daawo Video-gan]
(July 25, 2012)
Muqdisho:-Asbuucyadii la soo dhaafay ayaan gaarnay Aniga iyo Sh. C/raxmaan Sh Cumar Soomaaliya gaar ahaan, Muqdisho, waxaan u tegnay si is xilqaamid ah inaan daraasad ku soo samayno xaalada bani'aadam
Idaacada Radio Salaam oo marti ay u yihiin Sh Yuusuf Aadan iyo Sh Maxamuud Hoori [Dhagayso]
(July 24, 2012)
Waxaa magaalada xeebta ah ee Mombaza ee dalka Kenya gaaray culimo soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin Sh.Yuusuf Aadan oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka Soomaaliya iyo Sheekh Dr Maxamuud Hoori oo mac

« Previous PageNext Page »