Puntland oo saxaafada u soo bandhigtay hub ay ku qabatay degmada Caluula (Masawiro)

July 23, 2012 - Written by

Saraakiil ka tirsan laamaha kala duwan ee ciidanka Puntland ayaa maanta waxaa ay saxaafada u soo bandhigay hub ay sheegeen in ay ku qabteen Degmada Caluula ee gobalka Bari hubkaas oo ku rarnaa dooni waxaana watay nin u dhashay dalka Yemen. Taliyaha Cidamada Marsada Caluula ee gobolka Bari Maxamed Cali Xaashi ayaa saxaafada u xaqiijiyay in Ciidamada dawlada puntland oo kaashanaya qaybaha bulshada degmada Caluula ay gacanta ku dhigeen doono nooca yar ee dheereeya ah oo ay saarnaayeen hub iyo waxyaabaha laga sameeyo miinooyinka meelaha fog laga qarxiyo.

Halkaan ka akhri warsaxaafeed ka soo baxay Ministry of Security and DDR

Hoos ka eeg Saldhiga Dekkada magaalada Boosaaso oo maanta lagu soo bandhigay hubkii ay ciidamada Puntland ku qabteen marsada Caluula ee gobalka Bari

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online