Mutamarka Islaamiga ee ka socda Stockholm [ Live Maqal iyo Muuqaal ]

July 7, 2012 - Written by

Sweden:-Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan akhritayaasha Halgan.net in si Live Maqal iyo muuqaal ah kala socon doonaa Mutamarkii 20aad ee Iskandanefiyanka oo bilaawday maanta oo bisha Julay ay tahay 5  ilaa  8 bisha July  Radio Halgan Live iyo Halgan Web Tv Station ,iyo qolka Paltalka ee Altaqwa Center  , Mutamarka ayaa sanadkan waxaa lagu qaban doonaa magaalada Stockholm ee xarunta dalka Sweden.

Waxaan bilaabatay muxaadaradii SheekhC/raxman Abyad Cinwaanka MuxaadaradaAmaanada Kalimada iyo ilaalinta carabka

 

NB: Fadlan ka ha duuban muxaadaraadkii Video ee live uga baxaya webka Halgan.net ilaa aad ogolaansho ka hesho walaalha mutamarka duubaya , Halgan.net waxaa ay mutamarka u gudinaysaa oo kaliya Live wixii kubsaabsan muxaadaradka ka baxay Mutamarka ka dalbo walaalaha duubaya ama ka iibso.

Cinwaanka Sanadkan Ee Mutamrka waa Wiilkeygiyoow Doonta Soo Raac.Waxaa mutamarka sanadkan ka soo qeyb gali doona hadii alle idimo culumada kala ah.

1-Sheekh Yuusuf Aden

3-Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax

4-Sheekh Yuusuf Ahmed

5-Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi

6-Sheekh Maxamed idirs Ahmed

7-Sheekh Mustafe Xaji Ismail

8-Sheekh Cabdiraxmaan Abyad

9-Sheekh Saciid Raage

Goobta Mutamarka lagu qabanayo

UNGDOMSHUSET I RINKEBY

STOCKHOLM!

OCH BRA FÄRJA

Hoos ka Daawo Live  Streaming Web Halgan TV Station

Maamulka Halgan.net

N:B Halgan.net ayaa si Live ah u tabin doonta Mutamarka hadii alle idmo waxaa kale oo Live looga dhageysan karaa Radio Halgan oo aad si sahlan uga dhageysan karto telfankaaga Gacanta adiga oo dunida ka jooga  meel walba

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live Tijaabo

Ilaahow camalkeeena  ha ka dhigo mid gaar u ah kaligiis wixii talo ah ku soo hagaaji Webmaster@halgan.net

A/Cawale

Halgan.net

2 Comments so far

Leave a comment

  1. waad salaamantihiin dhamaantiin
    sakaan ka dib walaalayaal hadii aad haysaan Maxaadaraadkii Shirkan ii soo dira ama wabsaytka meel laga dhagaysto ka dhiga

  2. mashaa allaah ilaahay ha xifdiyo sheekhyadan u soo baxay inay u faaiideeyaan umadda soomaaliyeed ee aduuunka dacaladiisa ku kala nool.allow u gargargaar umadaeena masiibadu ku hugsatay meelkasta ay joogaan.waxaan ku faraxsanahay in ay diinta islaamka horumarkeeda laga arkayo yurub.Ilaahay hanugu an faco kheyrkan.

Leave a comment

*