Sheekh Axmed Nuur aan jawaab ka bixino Fariintii Sh. C/raxmaan iyo Xasan Dhooye oo aan Gurmano

July 30, 2012 - Written by

Imaamka Masaajidka Abubakar ee Seattle Washington Sh. Axmed Nur oo fariin u diray dad ka Soomaaliyeed meelay joogaanba, Sheikha ayaa ka hadlay in loo gurmado dadka ku dhibaataysan wadankoodii, ugu yaraana bishaan Rammadaan la afuriyo, Sheikha ayaa ku dheeraaday in dadka Muslimiinta ah walaalo yihiin loona baahan yahay sida aan uga daqmanay no, Waalidkeen, walaalaheen, ilmaheena iyo ehelkeena inaan uga daqmano, Sheikha ayaa ku dheeraaday ajarka laga helayo dadka Sooman oo la afuriyo. Fariintaydu waxaa weeye inaan ka jawaabayo hadalka Culimadeeda, Sheikh C/raxmaan Sh. Cumar iyo Sh. Maxamed Idris.

Qofkasta meeshuu joogo ha is xilqaamo, anagu Maraykanka ayaan joognaa horay waan u dadaalay hadana sidii si leeg ayaan yeelaynaa insha allaah. Waxaa iga codsi ah inaan dadkeena u damqano. Ha’yada HARO, waa hay’ad dad masuuliyiin ah oo aan naqaano Masuuliyiin ka yihiin, waa inaan la shaqayno si ay dadkeena wax u gaarsiiyaan, Hadalka iyo Fariimaha sheikha oo aad muhiin u ahaa fadlan hoos ka daawo.


Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online