Shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa magaalada Qardho iyo Garoowe

July 10, 2012 - Written by

Qardho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa sheegaya in maanta uu shil gaari oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh uu ka dhacay  waddada laamiga ee u dhaxeeya magaalooyinka Qardho iyo Garoowe.ka dib markii uu rogmaday gaari xamuul ah oo ay Soomalidu u taqaan  ‘Caandhomeydlaha’.

Shilka gaari ee ka dhacay wadada u dhexeysa Qardho iyo Garoowe ayaa waxaa ku dhintay sida ay sheegayaan warar hordhac ah Ilaa 6-qof oo saarnaa gaariga ; Gaariga rogmaday ayaa ku sii jeeday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Dadweynihii ku dhaawacmay iyo kuwii ku dhintay shilka gaari ee ka dhacay wadada u dhexeysa Qardho iyo Garoowe ayaa la geeyey isbitaalka guud ee magaalada Qardho halkaas oo lagu dabiibayo dadkii uu soo gaaray dhaawaca.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online