Wasiiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta DFKM C/raxmaan Xoosh Jibriil oo waraysi siiyey Idaacada VOA.[Dhagayso]

July 7, 2012 - Written by

Muqdisho:-Wasiiirka Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta DFKM Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in ergada loo soo xulayo ansixinta dastuurka ay awood u yeelanayaan inay wax ka beddel ku sameeyaan dastuurka qabyo-qoraalka ah. Waxa uu muujiyey inay suurtogal tahay in isbeddel lagu sameeyo qodobada ku saabsan maqaamka caasimadda Soomaaliya ee Muqdishu.

Wareysi aan Wasiirka la yeelanay halkan hoose ee qoraalka ka dhageyso

VOA

 

 

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online