Waxgaradka reer Gaalkacyo, oo geeri sugayaal noqday.

July 31, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaa magaalada Gaalkaco caadi ka noqday dilal joogto ah, kuwaas oo lala beegsanayo; cuqaasha, isimada, culimada, siyaasiyiinta, ganacsatada, saraakiisa sar-sare iyo cid alle ciddii lagu tuhmo in ay ummadda wax u tari karto.

Dadka ku nool magaalada Gaalkacyo gaar ahaanna waxgaradka ayaa ahaa mayti socota, iyadoo dhowrkii sano ee la soo dhaafay waxgarad badan lagu laayey magaalada. Dadka la laayo ayaan  ilaa hadda loo hayn wax raad ah.

Qaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Gaalkacyo oo aan saaka siyaabo kala duwan ula xiriirnay  ayaa ka gaabsaday jawaabo maaddaama ay xaaladdu u muuqato ” afkiibaa juuqda gabay”, waxaana dareenkooda laga dheehanayey inay aad uga xun yihiin falalka leynta waxgaradka reer Gaalkacyo.

Xalay ayey aheyd markii xaafadda Israac ee magaalada Gaalkacyo, lagu toogtay Allaha u naxariistee Nabadoon Col. C/laahi Farey iyo Cismaan Maxamed Xasan oo ay wada dhasheen.

Somalireal/Halgan.net

somalireal@gmail.com

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online