Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed oo gaaray Degmada Balcad(Masawiro)
(August 1, 2012)
Balcad:-War haatan naga soo gaaray Degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed uu maanta gaaray Degmada Balcad halkaas oo lagu soo dhaweeyey .
Madaxweynaha dowllada Puntlland oo soo dhaweeyey ansixinta Dastuurka
(August 1, 2012)
Garoowe:-Madaxweynaha dowllada Puntlland Dr.Cabdiraxamaan Maxamed Maxmuud Faroole ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta madaxtooyada Puntlland ee Garoowe waxaa uu soo dhaweeyey dastuurka
Puntland oo u dabaal degtay xuskii ka soo wareegtey markii la yagleelay Puntland (Masawiro)
(August 1, 2012)
Garoowe:-Waxaa ka socda maanta dhamaan gobollada iyo deegaanada ay ka arimiso Dowllada Puntland xaflado loogu dabaaldegayo 14 guuradii  ka soo wareegtey markii dhidibida loo aasay Maamulka Puntland o
Dastuurka DFKM oo lagu ansixiyay cod aqlabiyad ah
(August 1, 2012)
Muqdisho:-Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu ansixyay  Dastuurka ay yeelan doonto DFKM  iyadoo goobta  ay ka socotay  ansixinta  ay ku sugnaayeen ergo gaaraysa ilaa 645 markii la guda galay cod
Faahfaahin Labo Qarax oo goordhow ka dhacay Agagarka xarunta Iskool Boolisiya
(August 1, 2012)
Muqdisho:-Warar dheeraad ah oo naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba qarax oo is miidaamin ah ay ka dhaceen  Agagarka xarunta uu ka socdo shirka ansixinta Dastuurka cusub oo ay