Kalsooni intee le,eg baa lagu qabi karaa hadalada uu Sheekh Xasaan Xuseen ka guuriyo Culumada? W/Q Xudeyfe Raage
(August 2, 2012)
Nairobi:-Hadii Allaah idmo waxaan qormadan uga hadli doona arin cajiib badan oo anfariir leh oo aan ku arkay wax ka mid ah hadalada uu Sh Xassaan Xuseen ka soo guuriyo Culimada iyo sida uu ugu ciyaara
Fatwo ay Culimo Soomaaliyeed kaga digayaan Manhajka Xassaan Xuseen oo Halgan.net soo gaartay.[Akhriso]
(August 2, 2012)
Nairobi:-Waxaa maanta soo gaaray Halgan.net nuqul Fatwo ah oo ay culimo Soomaaliyeed ay kaga digayaan Manhajka Xassaan Xuseen ee Takfiiriga ah Nuqulka Fatwadaan oo ay ku saxiixan yihiin culimo  Sooma
Eng Xasan Xaaji Shirwac oo lagu dilay magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan
(August 2, 2012)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa  sheegaya in maanta  lagu dilay gudaha magaalada B/weyne  Eng Xasan Xaaji Shirwac oo si weyn looga yaqaanay
Taliyaha Ciidamada nabadsugida Gobolka Banaadir oo dil ku sigtay
(August 2, 2012)
Muqdisho:-Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg ayaa saaka ka badbaaday qarax miino oo loo dhigay wado aan ka fogeyn hoyga uu degan yahay sida uu warbaahinta u xaqiijiyey Jen. Axm