136 Arday oo ka qalinjabiyay Markaska Khadiija Bintu Khuweyla ee Magaalada Laascaanood.(Daawo)
(August 6, 2012)
Laascaanood:-Aradaddan qalinjabisay Oo tiradoodu oo ahayd 136"araday   ee xaflada Loo sameeyay aradan ka baxaysa Markaska dacwada iyo hanuunita ee khadiija binti khuwayla" ayaa waxa ay tahay Difcadi
Bayaan ka soo baxay shirkii culimada iyo ducaadda salafiyiinta ku yeesheen Kenya
(August 6, 2012)
Nairobi:-Waxaa maanta magaalada Nairobi lagu soo gabagabeeyey kulan labo maalmood socday oo ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah culimada iyo ducaadda  Soomaaliyeed ee Kenya. Shirkaas waxaa looga had
Xilibaan Sheebe oo galabta lagu aasay magaalada Garoowe
(August 6, 2012)
Garoowe:-Alle ha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay Xabaale ku yaal duleedka magaalada Garoowe xilibaan Cabdisallaan Sh. Maxamuud oo loo yaqaanay Sheebe oo saaka nin hubaysan uu  dilay mar uu ka s
Ra’iisul Wasaaraha DFKM Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu soo noqday Muqdisho
(August 6, 2012)
Muqdisho,Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaaliga ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib shir uu uga qeyb galay magaalada  Nai
War-murtiyeed ka soo baxay shirkii saxiixayaashii Roadmapka uga socday Nairobi
(August 6, 2012)
Nairobi:-Shirkii magaalada Nairobi ugu socdey shan ka mid ah saxiixayaasha Roadmap-ka ayaa dhawaan waxaa laga soo saaray warmurti yeed sheegay in la isku afgartay arrimo khilaaf ka taagnaa qaabka loo
Ra’iisul wasaarihii dalka Suuriya Riyaad Cabdi Ra,uuf Xijaab oo Urdun U goostay
(August 6, 2012)
Syria:-Raisulwasaarihii dalka Suuriya Riyaad Cabdi Ra,uuf Xijaab ayaa u  goostay maanta dalka Urdun ka dib markii uu si dhuumaalisi ah uga baxsaday dowlada Suuriya waxaana socdaalkiisa ku weheliya Ma
Xarunta Beder oo soo Gabo gabaysay Tababar afar maalmood socday
(August 6, 2012)
Garoowe:-Kobcinta hal abuurnimada maamul iyo hogaamineed ee hay’adaha waxbarasho Machadka Beder ee cilmibaadhista iyo horumarinta ayaa soo gabogabeeyey tababar uu u qabtay ilaa 28 aqoonyahan oo ka s
Xildhibaan Cabdiqaadir Sheekh Maxamuud oo lagu dilay magaalada Garoowe.
(August 6, 2012)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in saaka salaadii subax ka dib lagu dilay magaalada Garoowe  Xildhibaan ka tirsanaa  Baarlamaanka dowlada  Pun