Seminaro Hargaysa,Boorama, Boosaaso, Garoowe & Kafaalo Magazine oo gaaray wadankii & Waraysi BBC-da
(August 7, 2012)
Boosaaso:-Kafaalo waxay bishii lasoo dhaafay kumartay safar dhawr maalmood ah magaalooyinka Hargaysa, Boorama, Boosaaso iyo Garoowe. Ujeedada safarkaan ayaa ahayd  gaarsiin Kafaalo Magazine wadankii,
Tafsiirkii Quraanka ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ee ka baxay Halganwebtv [Daawo Video]
(August 7, 2012)
Oslo:Waxaa ugu bishaaraynaynaa dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku xiran tafsiirka quraanka Kariimka ee ka baxa masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo uuna akhriyo Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax in dadkii
Beesha Cumar Maxamuud oo ka shirtay soo xulida xubnihii u matali lahaa Baarlamaanka Soomaaliya (Sawirro).
(August 7, 2012)
Gaalkacyo:-Shir balaaran oo ay maanta 07/08/2012 isugu yimaadeen Waxgaradka, Aqoonyahanka, Siyaasiyiinta, Ganacsatada, Culimaa’ udiinka, Odayaasha dhaqanka, Dhallinyarada, Haweenka iyo Qurbajoogta k
Xanuun xagga maskaxda ah oo ay qarka u saaran yihiin dadka ku deg-dega gaaleysiinta Muslimiinta.
(August 7, 2012)
Nairobi:-Sida dad badani la socdaan, waxaa waayadan arrimaha Soomaaliya, ku soo biiray is-gaaleysiinta, iyadoona dhaqan ayba u noqotay (dadka qaarkiis) inay si fudud Gaalnimo ugu xukmiyaan qof ama dad
Madaxweynaha Dowaldda Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe
(August 7, 2012)
Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ka dib markii  wafdiga madaxeynaha dowllada Puntlland
Raisulwasaare Cabdi Gaas oo ku Dhawaaqay in uu Yahay Musharax Madaxweyne
(August 7, 2012)
Muqdisho:-Raiisul wasaaraha DFKM Cabdi wali Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu  ka mid yahay Musharaxiinta  u taagan tartanka Doorashada Madaxwey naha Soomaaliya ee
Madaxweyne Shariif oo kulan la yeeshay Saraakiisha DFKM iyo AMISOM(Warsaxaafadeed)
(August 7, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay kulan casho ah la qaatay saraakiisha ciidamada XDS iyo kuwa  midowga Afrika ee AMISOM, kaas oo qeyb ka ahaa xuska 6-d