Tartankii Quraanka Kariimka ee Bisha Ramadaan oo lagu soo gabagabeeyey Qardho.(Dhagayso)
(August 8, 2012)
Qardho:-Xaflad Lagu qabtay Masjidka Cumar Binu Khadaab ee magaalada Qardho ayaa arday tiradoodu gaareyso 26 ardey oo ka kala socda 13 dugsi quraan oo ku yaala magaalada Qardho lagu gudoonsiiyey hadiya