Golaha Qaramada Midoobay oo maanta mar kale digniin u diray Madaxda Soomaalida
(August 10, 2012)
New york:-Golaha Qaramada midoobay ayaa maanta oo ah Khamiis kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxaa ay digniin u jeediyeen kooxo ay ku tilmaameen in ay yihiin qas wadayaal Soomaaliyeed oo ay ul
Ciidamo ka tirsan DFKM oo lagu weeraray Ex Control Balcad iyo xerada Maslax
(August 10, 2012)
Balcad:-Ciidamo ka tirsan DFKM ayaa maanta waxaa lagu weeraray inta u dhexeysa Ex Control Balcad iyo xerada Maslax ka dib markii miino loo galiyey wadada waxaana weerarka ku dhintay ilaa inta la ogya
Ciidamada AMISOM oo la wareegay amaanka magaalada Baydhabo
(August 10, 2012)
Baydhabo:-Cutubyo ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa maanta waxaa ay kala wareegeen ciidamada Itoobiya ee heysta magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay xarumihii ay deganaayeen ciidamada Itoobiya ka