Camalka 10 ka dambe ee Ramadaanka iyo Zakaatul fidriga Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed (Daawo Video)
(August 11, 2012)
Laascaanood:-Waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa muxaadaro ku saabsan Camalka 10 ka dambe ee Ramadaanka iyo Zakaatul fidriga oo uu Sh.Cabdinaasir Xaaji Axmed ka jeediyey Masjid ka Jaamica ee magaalad
Faahfaahin Duqeyn caawa loo geystay magaalada Kismaayo ee xarunta J/hoose
(August 11, 2012)
Kismaayo:-Wararka ugu danbeeyey ee caawa naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in duqeyntii caawa ka dhacday magaalada ay geysatay khasaaro leh dhimasho iyo dhaaw
Ogaysiis ku socda reer New England gaar ahaan magaalada Boston
(August 11, 2012)
Minneapolis:-Jaaliyada reer Boston oo qabanqaabinaysa kulan isugu jira warbixin iyo Afur u raadin Barakacayaasha Soomaaliya, sidaa daraadeed waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Boston iyo nawaaxigeeda inay
Barakacayaasha Muqdisho ku sugan oo Loo Isticmaalo Ololaha Doorashada
(August 11, 2012)
Waxaan maqaalkaan ku soo qaadanayaa dhacadooyin xanuun badan oo markasta ka dhacda magaalada muqdisho dhacdadaas foosha xun waxaana lagula kacaa dadka aadka u nugul oo ku jira Kaamamka tirada badan ee
Taliyihii ciidanka Nabadsugid ee Puntlland Saleebaan Barre oo xilka laga qaaday
(August 11, 2012)
Garoowe:-Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxtooyada Madaxweynaha dowllada Puntland Dr.C/raxman Maxamed Faroole ayaa saaka waxaa xilka  uu ka qaaday Taliyihii ciidanka Nabadsugid ee Puntlland Saleeb
Kulankii dhex maray Ra’iisul wasaarihii hore DFKM Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Taliyaha Ciidamada AMISOM
(August 11, 2012)
Muqdisho:-Waxaa galabta kulan gaar ah ku yeeshay Taliska ciidanka AMISOM Musharaxa madaxtinimada dalka Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo iyo Taliyaha guud ee Ciidanka AMISOM Gen. Paul Lokech. Kulankan