Wariye Maxamuud Cali Yare (Buneeste).oo lagu dilay magaalada Muqdisho
(August 12, 2012)
Muqdisho:-Allaha u naxariistee Waxaa goordhaw dhaawac ugu geeriyooday magalada Muqdisho wariye Maxamuud Cali Yare (Buneeste) ka dib markii ay israsaaseyn dhex martay ciidamo ka wada tirsan DFKM  War
Madaxweyne Shariif Sh Axmed oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowlada Turkiya
(August 12, 2012)
Muqdisho:-Maadaxweynaha dowladda Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Cemalettin Kani Torun. Danjire Cemalettin Kani T
Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Jaaliyada Somaaliyeed ee ku nool dalka Sweden
(August 12, 2012)
Sweden:-Waxaa loogu bishaareynayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sweden in Markaska Islamisk Kultur Center uu idiin fududyn doono gudashada waajibka Xajka ee sanadkan waxaana wi
Yuusuf Cali Cusmaan (Yuusuf Farey) oo lagu dilay degmada Dharkenley
(August 12, 2012)
Muqdisho:-Waxaa saaka lagu dilay degmada Dharkenley ee gobalka BanaadirYuusuf Cali Cusmaan (Yuusuf Farey) oo ka mid ahaa wasaarada warfaafinta ee DFKM wuxuuna isku xiri jiray saxaafada madaxa banaan i