Golaha Wasiirada DFKM oo maanta kulmay (Warsaxaafadeed)
(August 13, 2012)
Muqdisho:-Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Amni
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey oo la hadlay saxaafada
(August 13, 2012)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey isagoo saxaafada uga waramay xaalada nabadgelyo ee ma
Afhayeen u hadlay Ugandha Felix Kulayigy oo sheegay in la helay diyaaradahii la raadinayey
(August 13, 2012)
Nairobi:-3 ka mid ah diyaaradaha qumaatiga u kaca oo laga lahaa dowlada Ugandha ayaa waxaa la xaqiijiyey in la helay sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dowlada Ugandha oo goordh