Guddiga Farsamada ee xulista Baarlamaanka oo soo bandhiga 202 xildhibaan caawa
(August 17, 2012)
Muqdisho:-Waxaa caawa si rasmi ah loogu dhawaaqay  liiska Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya waxaana uu gudiga farsamada u soo bandhigay 202 xildhibaan kuwaas oo noqon doona xubnaha baarl
Dowlada Sacuudiga oo ku dhawaaqday in maalinta Axada ay tahay Ciidul Fidri
(August 17, 2012)
Riyaad:-War goordhow laga sii daayey Tv Rasmiga ah ee dowlada Sacuudi Carabiya ayaa waxaa lagu dhawaaqay in maalinta axada ay tahay Ciidul Fidri birito oo sabti ahna la dhameystiri doono 30 Bisha Rama
Xildhibaanada cusub ee la soo dooranayo ma ka soo bixi doonaan xilkii ay ummadda ku aaminatay
(August 17, 2012)
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuul keenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas ka dib dhammaan akhristayaasha sharafta iska leh waxaan idiin leeyahay Asalaamu
Ogeysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Copenhagen
(August 17, 2012)
Denmark:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada  Copenhagen ee dalka Denmark  in salaadda ciidda soon-fureed ee sanadkan lagu tukandoono goobta soo socota: Goob
Sh Umal oo mar kale wax laga wiidiiyey cunista hilibka Waraabaha (Daawo Video-ga)
(August 17, 2012)
Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa oo wax laga wiidiiyey cunista hilbka waraabaha ama dhurwaaga ayaa sheegay in uu banaanyahay cunistiisa isagoo arrinkaas ka jawaabay xili idaacada VOA ay su’aal ay ka wiidi