Xildhibaannadii Baarlamaanka DFS ee La Diiday oo Qaarkood la Ogolaaday
(August 22, 2012)
Muqdisho:-Guddiga Farsamada ee xulista baarlamaanka ayaa sheegay inay ogolaadeen qaar ka tirsan xubnihii dib loogu celiyay odoyaasha dhaqanka kuwaasoo qaarkood lagu eedeeyay inay danbiyo galeen. Xalii
Sh.Xasan Daahir Aweys waa la dagaalamaynaa dowllada cusub ee Soomaaliya
(August 22, 2012)
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha ciidanka urruka Al-shabaab ayaa waxaa uu si xooggan uga soo horjeestay dowllada federalka Soomaaliya ee la doonayo in beesha caalamka ay u dhisayaan
Gudiga qaban qaabada doorashada Gudoomiyaha DFS oo la filayo in ay kulmaan
(August 22, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta lagu filayaa in ay shir uu uga furmo Gudiga qaban qaabada doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa magaalada Muqdisho gudigaas oo shalay la shaaciyey ayaa waxaa