Been abuurka Somalimemo ay ka faafiyeen ururka Ictisaam oo laga daba tegay(Dhagayso waraysi Sh Axmed Cabdisamad)
(August 23, 2012)
Shabakadda wararka Halgan.net ayaa dabagal ay ku sameysay maanta bayaan been abuur ah oo ay mareegta Somalimemo.net ay saaka bartooda Internetka ku faafisay  waxaa uu ahaa Bayaan ay ku sheegeen i
Xilibaano gaaray ilaa 19 oo loo dhaariyey in ay ku biiraan Baarlamaanka DFS
(August 23, 2012)
Muqdisho:Waxaa maanta loo dhaariyey in ay ka mid noqdaan xilibaano cusub ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo maanta la dhaariyey ilaa 19 xubnood  oo gudiga xulida ay u ogaaladeen in ay ku soo bi
Diyaarado laga leeyahay dalka Kenya oo Duqeyn ka geystay degmada Baardheere
(August 23, 2012)
Gedo:Diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ayaa maanta Duqeyn ka geystay degmada Baardheere ee gobalka Gedo duqeynta ayaa waxay sababtay dhaawac gaaray 2 caruur ah oo ku sugnaa hoygooda. Duqeynta ay