Sheekh Umal oo si Adag uga hadlay geerida Meles iyo Been abuurka Somalimemo (Video +Cod)
(August 24, 2012)
Nairobi :Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadiisa jimcaha maanta si adag waxaa uu uga hadlay Maamulada ka jira dalka ee ka tacsiyeeyey  geeridii ku timid Raisulwasaarihiii dalka Itoobiya ee Meles Zenaw
Kenya oo 60-maalmood gudahooda shidaal qodis ka bilaabeysa gudaha dalka Somalia
(August 24, 2012)
Nairobi:-Sida lagu daabacay Joornaalka ka soo baxa dalka Kenya ee magaciisa la yiraahdo dailynation ayaa waxaa uu sheegay in dowlada Kenya ay  60-maalmood gudahooda shidaal qodis ka bilaabeysa xeebta
Madaxweynaha DFS oo eedeyn u jeediyey gudiga farsamada soo xulista baarlamaanka
(August 24, 2012)
Muqdisho:-Madaxwaynaha DFS Shariif Sheekh Ahmed ayaa shalay eedeyn kulul u soo jeediyey gudiga farsamada soo xulista baarlamaanka  mar uu shalay kulan la yeeshay odayaasha Dhaqanka Soomaliyeed . S
Ciidamada DFS oo Rasaas ku furay Dadweyne Banaanbax ka dhigayey Afgooye
(August 24, 2012)
Afgooye:-Wararka nagasoo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan kuwa DFS  ay Rasaas ku fureen Dadweyne  banaan bax ka dhigayey gudaha Degamada Afgooye.