Puntland oo eedeyn u jeedisay Madaxweynaha DFS Shariif Sheekh Ahmed
(August 26, 2012)
Garowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay maanta dowladda Puntland ayaa waxaa ay ku cambaareysay madaxweynaha xilkiisii dhammaaday ee Sh. Shariif Sh. Axmed in uu ku wado faragalin, ku takrifal awoodeed, iy
Shareecada iyo Al-shabaab (Qeybtii 1aad) W/Q: Burhan Axmed Maxamed
(August 26, 2012)
AL-shabaab waa urur hubaysan oo kahanaqaaday Soomaaliya hasa ahaatee waxa uu uga duwanyahay jabhadihii hubaysnaa ee Soomaaliya kajiray waxyaabo aad ufarabadan waxaase ugu muhiimsan in ay had iyo jeer
War-Saxaafadeed ka soo baxday qaar ka mi ah saxiixayaasha Roadmap-ka(Akhriso)
(August 26, 2012)
Muqdisho:-Go’aankii xalay ka soo baxay Madaxda Sare ee DFKG-ah oo amrayey in dhamaystirka xubnaha Barlamaanka ee ay reebeen Guddiga Farsamada ee Xulitaanka loo gudbiyo Maxkamadda Sare ee Dowladda KM
Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka oo diiday in tagaan maxkamadda sare DFS
(August 26, 2012)
Muqdisho:-Guddiga farsamada ee soo xulista Baarlamaanka DFS ayaa maanta diiday in ay hor tagaan maxkamadda sare ee DFS  ka dib markii xalay uu Madaxweynaha DFS uu codsaday in Maxkamada Sare loo gudb
Prof. C/risaaq Cusmaan Xasan Jurile oo ka tanaasulay xilka gudoomiya baarlamaanka DFS
(August 26, 2012)
Muqdisho:-Warar naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta ay kulan isigu yimaadeen xidhibaanada baarlamaanka DFS waxaana halkaas khudbado kala duwan ka jeediyey musharaxiinta u taaga