Baarlamaanka DFS oo doortay Guddiga doorashada Madaxweynaha
(August 30, 2012)
Muqdisho:-Kulan ay maanta isigu yimaadeen xildhibaanada DFS ayaa waxaa lagu doortay Guddiga doorashada madaxweynaha kuwaas oo ka kooban ilaa 16 xildhibaan waxaana kulanka maanta ka soo qeyb galay 204
Golaha Baarlamaanka DFS oo maanta shiraya
(August 30, 2012)
Muqdisho:Waxaa maanta shir iskugu yimid Golaha Wakiilada DFS oo uu shir gudoominayo guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka DFS Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Xildhibaanada DFS ayaa waxaa ay ka shiri