Sh Shible oo ka hadlay been abuurkii laga ka faafisay Sheekh Shariif CabdiNuur.[Dhagayso]
(August 31, 2012)
Sheekh Maxamuud Shible oo ka mid culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa maanta uu khudbadii Jimce uga hadlay Fatwo la sheegay in uu leeyahay Sheekh Sharii
Xaflad lagu mideynayey 2-da Jaamacadood ee Bariga Soomaaliya & Bariga Afrika oo lagu qabtay Qardho.(Masawiro)
(August 31, 2012)
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa caawa lagu qabtay xarutna Jaamacadda Bariga Soomaliya ee Magaalada Qardho waxayna xafladu ku saabsaneyd in Jaamcadda Bariga Soomaaliya wixii hadda ka damb
Dagaalo culus oo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Jubada Hoose
(August 31, 2012)
Dagaal xooggan ayaa maanta waxaa uu ka dhacay deegaanka Miidu  oo ka tirsan Gobolka Jubada Hoose iyadoo dagaaladaas ay u dhexeeyey ciidanka dalka Kenya oo taageeraya ciidamo Soomaali ah iyo ciidamo k
Wakhtiga la qabanayo doorashada Madaxweynaha DFS oo la shaaciyey
(August 31, 2012)
Muqdisho:-War haatan naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddiga baarlamaanka DFS ee doorashada madaxweynaha ay maanta isku raaceen  in doorashada Madaxweynaha DFS ay dhacdo 10-ka bis
Maxamed Sh Shariif Cabdi Nuur oo la soo xiriiray Halgan.net beeniyeyna Fatwo lagu faafiyey Somalimemo.(Dhagayso)
(August 31, 2012)
Makkah:-Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa caawa la soo xiriiray Maxamed Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo ah wiil uu dhalay Sh. Shariif Cabdi Nuur ilaahay ha caafiyeen kaas oo Mareegta Somalimemo.ne
Mutamarkii Islaamiga ahaa oo maanta ka bilaabanaya Minneapolis Convention Center.
(August 31, 2012)
 Mahad oo dhan waxaa iska leh ALLAAH, naxaris iyo nabad gelyana nabigeenii suubana dushiisa ha ahaato, ahelkiisa, asxaabtisa iyo dhammaan intii wadadiisa raacdayba. Waxaan bulshada muslimka ah ee
Markii ugu horaysay oo Machad cusub oo diini ah laga furay Degmada Yagoori oo ka tirsan Gobolka Sool.[Video+Sawiro]
(August 31, 2012)
Macahadkan oo loogu magacdaray  {Iimaamu Shaafi} ayaa laga hirgaliyay Deegaanka Yagoori oo ka tirsan Gobolka Sool , Machadkaan ayaa waxaa gacan wayn ka geystay Culimada Gobolka Sool iyo dadka deegaan